Home Search Countries Albums

Baga Laynoo Ciyaaray

HODAN ABDIRAXMAN Feat. AHMED AARSHE

Baga Laynoo Ciyaaray Lyrics


Bushaaradii caashaqueena
Jacaylka barashadii 
Hargeysaa kusoo barbaartay
Bushaaradii caashaqueena
Jacaylka barashadii 
Hargeysaa kusoo barbaartay

Intuu biqla yoo istaagay 
Intuu nabadii ku beermay
Llaahay barakadiisa 
Wakaa ubixii baxaaya 
Intuu bilaneey ifitiimay 
Wakaa midhuhii bisleeyay

Intuu biqla yoo istaagay 
Intuu nabadii ku beermay
Llaahay barakadiisa 
Wakaa ubixii baxaaya 
Intuu bilaneey ifitiimay 
Wakaa midhuhii bisleeyay

Arooskeeni barbaarthu
Salaantiyo baashiraada 
Wataa baalahaa ka joogtaaaa
Arooskeeni barbaarthu
Salaantiyo baashiraada 
Wataa baalahaa ka joogtaaaa

Bagaa laynoo ciyaaray 
Bagaa laynoo ciyaaray 
 
Arooskeeni barbaarthu
Salaantiyo baashiraada 
Wataa baalahaa ka joogtaaaa
Arooskeeni barbaarthu
Salaantiyo baashiraada 
Wataa baalahaa ka joogtaaaa

Bagaa laynoo ciyaaray 
Bagaa laynoo ciyaaray 
Bagaa laynoo ciyaaray 

 bogaadintu waa xageena 
Jacaylka baxnaanadiisa 
Badhaadhihii caashaqueena 
Bogaadintu waa xageena 
Jacaylka baxnaanadiisa 
Badhaadhihii caashaqueena 

Hilowgoyo beeraqiisa 
Wakaa boqorkeeni wayn
Intuu baradeeni taagay 
Wakaa baxsonoow adkeeyay 

Bisheeni xabag barsheedka 
Wataa la inoo bilaabay 

Hilowgoyo beeraqiisa 
Wakaa boqorkeeni wayn
Intuu baradeeni taagay 
Wakaa baxsonoow adkeeyay 

Bisheeni xabag barsheedka 
Wataa la inoo bilaabay 

Arooskeeni barbaartu 
Salaantiyo baashiraada
Wataa baalahaa ka joogtaaa

Arooskeeni barbaartu 
Salaantiyo baashiraada
Wataa baalahaa ka joogtaaa

Bagaa laynoo ciyaaray 

Arooskeeni barbaartu 
Salaantiyo baashiraada
Wataa baalahaa ka joogtaaa

Arooskeeni barbaartu 
Salaantiyo baashiraada
Wataa baalahaa ka joogtaaa

Arooskeeni barbaartu 
Salaantiyo baashiraada
Wataa baalahaa ka joogtaaa

Arooskeeni barbaartu 
Salaantiyo baashiraada
Wataa baalahaa ka joogtaaa

Bagaa laynoo ciyaaray 
Bagaa laynoo ciyaaray 

Bagaa laynoo ciyaaray 
Bagaa laynoo ciyaaray 

Enjoy Synced Lyrics With Our Mobile App

Download on Google PlayGet it on App Store

WATCH VIDEO

ABOUT THIS SONG


Release Year : 2020


Album : Baga Laynoo Ciyaaray (Single)


Added By : Olivier charly

SEE ALSO

AUTHOR

HODAN ABDIRAXMAN

Somalia

...

YOU MAY ALSO LIKE