Home Search Countries Albums

Agga

SULDAAN Feat. SEERAAR, HEES

Agga Lyrics


Khudhaa raacday qalanjadeyda 
Maankey qaaday qalajadeyda
Xishaa qabilay qalanjadeyda 
Anane wuu qiray qalanjadeyda 

Khuya socad weeye 
Quruxsanteyda qowlkeedaa
Ideeqay quruxsanteyda qasriga
Wadnahe dagtay quruxsanteyda ooh
Qushuucay quruxsateyda 

Khu yar socod weeye 
Quruxsanteyda qowlkeedaa
Ideeqay quruxsanteyda qasriga
Wadnahe dagtay quruxsanteyda oo
Qushuucay quruxsateyda

Yurtu waa qalanjee agga
Quruxdaan ubogee agga
Qalbigay sudhatee agga
Aniga ku qancee agga agga agga agga
Yurtu waa qalanjee agga
Quruxdaan ubogee agga
Qalbigay sudhatee agga
Aniga ku qancee agga agga agga agga

Waa qaali dumar qalanjadeyda
Waa qiimo badan qalanjadeyda
Qorqornaanta wacan qalanjadeyda
Qeyrkeed ku dhaaftay qalanjadeyada
Waa qaali dumar qalanjadeyda
Waa qiimo badan qalanjadeyda
Qorqornaanta wacan qalanjadeyda
Qeyrkeed ku dhaaftay qalanjadeyada

Oumanaa asturanaa quruxanteyda 
Qoortana udheeraa quruxsanteyda
Qiso igu dhexleedahay quruxsanteyda 
Waana qeyb nafteyda quruxsanteyda

Yurtu waa qalanjee agga
Quruxdaan ubogee agga
Qalbigay sudhatee agga
Aniga ku qancee agga agga agga agga
Yurtu waa qalanjee agga
Quruxdaan ubogee agga
Qalbigay sudhatee agga
Aniga ku qancee agga agga agga agga

Enjoy Synced Lyrics With Our Mobile App

Download on Google PlayGet it on App Store

WATCH VIDEO

ABOUT THIS SONG


Release Year : 2020


Album : Agga (Single)


Added By : Olivier charly

SEE ALSO

AUTHOR

SULDAAN

Somalia

...

YOU MAY ALSO LIKE