Uma Qalantid Lyrics

Uma qalantid qalbigaaga jabey uma qalantid
Uma qalantid niyadaada qasan uma qalantid
Uma qalantid qisadani axda ah uma qalantid
Uma qalantid qoomamiyo ciil uma qalantid
Uma qalantid qiiro aan dhamaan uma qalantid
Uma qalantid qof aan kuu tudheyn uma qalantid
Dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin
Qeyrkaa hormood adigaa u ee ha qabsoomin
Haka sugin qofnaba qosolkiyo
Farxada adaa qaas ulee haka sugin qofnaba
Uma qalantid ilmadaada quban uma qalantid
Uma qalantid hadalada qadhaadh uma qalantid
Uma qalantid qasab iyo adeyg uma qalantid
Uma qalantid nabarada qarsoon uma qalantid
Uma qalantid jismigaaga qalan uma qalantid
Uma qalantid waa qadar allee uma qalantid
Dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin
Qeyrkaa hormood adiga u ee ha qabsoomin
Haka sugin qofnaba qosolkiyo
Farxada adaa qaas ulee... haka sugin qofnaba
WATCH VIDEO
ABOUT THIS SONG
Release Year : 2021
Album : Uma Qalantid (Single)
Copyright : (c) 2021
Added By : Huntyr Kelx
SEE ALSO
AUTHOR
GULLED SIMBA
Somalia
Gulled Simba aka SIMBA is a Somali pop musician who has been based in Finland since 2 ...
YOU MAY ALSO LIKE